DEG DEG: Golaha Aqalka Sare oo Meel Mariyay In Dalka laga Saaro Shirkadda DP-World

0

Golaha aqalka sare ee soomalia oo maalmahan ka doodayay xeerkii dhawaan uu so saaray golaha shacabka ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay kuna raacay meel.marinta xeerkaan.

Senatorada aqalka sare ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay xeerkaan dalka looga mamnuucaayo DP-World.

Xeeeka waxaa ogollaada 28 Senator waxaa diiday 6 Senator waxaana ka aamustay 2 Senator sidaas ayuuna xeerka ku meel mariyay.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka maxamad c/llahi farmaajo ayaa laga sugaya in uu saxiiixo xeerkaan si uu rasmi ahaan ugu dhaqan galo oo dalka looga saaro shirkadda DP-World.