DEG DEG: Gobolka Gedo qeybo kamid ah oo dibad-baxyo xoogan ay ka socdaan iyo dagmada beled-xaawo oo….+Sawirro

0

Banaanabxyo lagu taageeraayo madaxweynaha cusub ee soomaliya maxamad c/llahi farmaajo ayaa waxa ay hada ka socdaan dagmada beled-xaawo ee gobolka gedo.

Boqolaal ruux oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee beled-xaawo ayaa isku soo baxaan ka qeyb galaya waxaana dadkaan ay ku dhawaaqayan erayo ay taageero ugu muujinayan madaxweyne farmaajo.

Dadka dibad-baxa dhigaya waxaa u badan caruur iyo haween iyadoona reer beled-xaawo ay muujiyeen shucuurtooda ku aadan sida ay ugu faraxsanyihiin madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada soomaliya mudane maxamad c/llahi farmaajo.

Banaanbaxyo kale ayaa xalay ilaa iyo maanta waxa ay ka socdaan qeybo kamid ah gobolada dalka soomaliya.

Halkaan ka daawo sawirro hordhac ah oo kismaayo24 ay heshay