Animation

DEG DEG: Geeri naxdin leh oo lasoo sheegay iyo Madaxweyne hore oo Maamul goboleed soo hogaamiyay oo geeriyooday+Magaciisa

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 6:05 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa goordhaw magaalada dubai ee dalka isutaga imaaraadka carabta ku geeriyooday madaxweynihii hore ee maamulka puntland adde Muuse Xirsi.

Madaxweynihii hore ee puntland adde Muuse Xirsi waxaa la sheegay in mudooyinkaanba uu xanuunsanaayay isagoona ku jiray cusbitaal ku yaala magaalada dubai.

Cawada fiidkii ayaa la sheegay in marxuumka uu geeriyooda allaha ha u naxariiso .

Inaa lillaahi wa inaa ileyni raajicuun