Animation

DEG DEG: Galmudug oo Amar ku bixisay in Cadaado ay Dhaqsi uga baxaan Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashadda Dadban uga wakiilka ah……

no responses
Sunday November 27, 2016 - 9:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashadda Dadban uga wakiilka ahaa Doorashadda Galmudug Amar buuxa lagu siiyay in sida ugu dhaqsiyaha Badan uga baxaan Magaalada cadaado oo ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose.

Xubnahaan ayaa lagu Amray in Cadaado ay ka baxaan waxaana la ogeyn Sababta Galmudug ay Xubnahaan uga Ceyrineyso Magaalada Cadaado .

War Hoose oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayan in Amarka Xubnahaan looga saarayo Magaalada Cadaado uu ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug C/Kariim Guulled.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Inkasto Galmudug ay arintaasi ka hadlin hadana Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Jubaland24 u Xaqiijiyay in Xubnahaan saakay Amar lagu siiyay in Cadaado ay isaga baxaan.

Xubnahaan Cadaado ku sugan oo aan xiriiro la sameynay ayaa Inoo suurta gali weyday in aan Khadka taleefanka ku helno waxaana hada ay hada wadaan xubnahaan in Magaalada Cadaado sida ugu dhaqsiyaha badan uga soo baxaan Iyagoona dalbaday Diyaarad Magaalada ka soo qaada.

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.