Animation

DEG DEG: Farmaajo oo soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan xil ka qaadistii lagu sameeyay hanti-dhowrka qaranka

no responses
Friday May 5, 2017 - 4:42 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha jamhuuriyadda soomalia mudane maxamad c/llahi farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu ku aqbalaayo xil ka qaadistii golaha wasiirada ay ku sameeyeen hanti-dhowrka guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax.

Xeerka uu soo saaray madaxweyne farmaajo ayaa sidoo kale waxaa xilka looga qaaday hanti-dhowrka guud ee qaranka .

Hanti-dhowrka guud ee qaranka ayaa la sheegay in uu aqbalay xeerka uu soo saaray madaxweynaha ee xilka looga qaaday isaga.

Golaha wasiirada ayaa xalay shir deg deg ah oo ay isugu yimideen waxa ay xilkii uga qaadeen hanti dhowrga guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax inkastoo hanti dhowrka uu ka horyimid xil ka qaadista ay ku sameeyeen golaha wasiirada.

Goordhaw la soco xeerka uu soo saaray madaxweynaha oo dhameystiran.