Breaking News Somali News

DEG DEG: Farmaajo oo hadda kulan albaabada u xiranyihiin madaxtooyada kula leh saraakiisha…

Madaxweynaha JFS Mudane Maxmed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda  kulan la leh saraakiisha hay’adaha Ammaanka, kaasi oo ku saabsan Amniga guud ee Dalka.

Kulanka oo ka soconaya xarunta Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ah dhamaan saraakiisha laamaha Ammaanka ee Dowladda Federaalak Soomaaliya,

Ujeedad kulanka ayaa ah sidii loo xoojin lahaa sugidda ammaanka guud ee dalka gaar ahaan caasimadda, iyo sidii ay u wadashaqeyn lahaayeen dhamaan laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadli doona xaaladda ka taagan magaalada muqdisho iyo rabshadihii ka dhashay dilkii dhawaan ciidamo ka tirsan milatariga soomalia ay u geesteen mid kamid ah saraakiisha howlgalka xasilinta caasimadda.

Isha ku haay wixii warar ah ee kusoo kordhaa insha allah

Related posts

Muuse Biixi Cabdi oo Jawaab culus ka soo saarey hadal ka soo yeerey Gudiga diiwan galinta axsaabta Somaliland kaasoo ahaa…………

admin

Dhagayso:- Gudoomiyaha Dhalinyaradda Gobalka Mudug oo Maanta Xilka si Rasmi ah ula wareegay

admin

Akhriso: Wasiirka arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Muxuu ka yiri Weerarkii lagu qabtay C/raxmaan Cabdi Shakuur

admin