Animation

DEG DEG: Ergada ka socota Galmudug oo la sugaayo iyo Kulan Xasasi ah oo Hada Garoonka Galkacyo uga socda C/Wali Gaas iyo Danjire Keating+Sawirro

no responses
Saturday November 12, 2016 - 9:35 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Garoonka Magaalada Galkacyo waxa uu Hada shir Xasaasi ah uga socda Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo Danjiraha Q.M e Soomaliya Micheal Keating.

Kulanka sidoo kale waxaa qeyb ka ah Xubno ka tirsan Midowga Afrika iyo Masuuliyiin kale.

Labada masuul ayaa waxa ay ka Wada Hadlayan Xaalada Magaalada Galkacyo iyo Kulanka la filaayo in uu dhexmaro Labada Madaxweyne.

Gaas iyo Keating ayaa Hada ku wada sugan Garoonka diyaaradaha Magaalada Galkacyo waxaana la sugaya in ay Goordhaw soo gaaran Ergada ka socota Galmudug iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka.

Kulanka Goordhaw ayuu Furmi doona La soco Sawirro dheeraad ah iyo Warar soo kordhaa

14993365_1789236988023442_1831101717296293556_n 15032131_1789239448023196_5716001083206644388_n