Animation

DEG DEG: Dowladda Soomalia oo sheegtay in howlgal gaar ah ay ku dishay 81 ka tirsan Alshabaab lana bur buriyay xaruntii….

no responses
Saturday November 11, 2017 - 2:16 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal Qorsheysan oo si wadajir ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Hay’adaha Ammaanka ay ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe gaar ahaan Xaruntii Qaraxyada Al-shabaab lagu dilay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab islamarkaana lagu burburiyay Xarumahaasi.

Weerar qorshaysan oo hay’adaha amniga ay ka fuliyeen Degmada Jilib gaar ahaan xarunta qaraxyada iyo Guriga Jabhadda waxaana weerarkaas ka dhashay khasaare culus oo soo gaaray Alshabaab oo isugu jira dhimasho 81 isugu jira ilaalada labada xarumood iyo Jabhada meelshiyo ka tirsan oo lagu diyaarinayay una soctay gobolka Gedo. Waxaa kale oo ku burburay ilaa 5 gaari oo pick up ah iyo hub badan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa sidoo kale xarunta kaydka qaraxyada ku burburay agab isugu jira maadooyinka qaraxa laga sameeyo sida iyo hub kale sida uu warbaahinta dowladda u sheegay wasiirka warfaafinta xukuumadda soomalia Eng yariisow.

Ma jirto cadeyn muujineysa qasaaraha intaa la eg ee wasiirka uu sheegay in loo geestay alshabaab iyadoona sidoo kale shabaabka aysan weli ka hadlin sheegashadaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.