DEG DEG: Dowladda Soomalia oo Sharci daro ku tilmaamtay heshiis lala galay shirkadda SKA

0

Dowladda Federaalka oo waxba kama jiraan ku tilmaamatay heshiis la sheegay in lala galay shirkadda SKA oo ay dowladdu sheegtay in uusan waafaqsaneyn habraaca dowliga ah ee wasaaradda maaliyadda ay dajisay.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka.