Animation

DEG DEG: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug oo Lasoo gaba gabeeyay iyo Liiska oo lasoo saaray+Sawirro

no responses
Sunday October 16, 2016 - 11:44 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa Magaalada cadaado lagu gabagabeeyay doorashada xubnaha u metelaya maamulkaasi Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya.

Saddexdii mudane ee ka harsanayd Siddeed xubnood oo ay Galmudug ka heshay saamiga Kuraasta Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, ayaa Maanta lasoo gabagabeeyay doorashadooda, kuwaas oo kala ah Jawaahir Axmed Cilmi, C/waaxid Cilmi Goonjeex iyo Abuukar Axmed Xaashi.

Halkaan Hoose ka Aqriso Liiska Xubnaha Aqalka sare Galmudug oo Dhameystiran: 

1- Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari)

2- Jen: Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

3- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer)

4- Yuusuf Geelle Ugaas

5- Zamzam Dahir Maxamuud

6- Jawaahir Axmed Cilmi

7- C/waaxid Cilmi Goonjeex

8- Abuukar Axmed Xaashi

c1 c2 c3 c4 c5 c6 c7 c8 c9 jawaahir12 geelle dhag-dheer 11111 789-2

Abdi qeybdiid