Animation

DEG DEG: Doorashada Aqalka Hoose ee Cadado Maanta Masuul Culus uu ku guuleestay+Magaciisa

one response
Monday November 28, 2016 - 11:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado ee maamulka galmudug waxaa maanta lagu doortay ilaa iyo laba xubnood waxaana xubnaha guulaystay ka mid ah.

Axmed Macalin Fiqi Taliyihii Hore ee Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya iyo Ubax Tahliil Warsame.

Labadaan ku soo baxay doorashada aqalka Hoose ayaa ka guulaystay xubnaha ay la tartamayeen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ubax Tahliil Warsame ayaa ka guulaysatay Maymuun Cali Nuurna oo Heshay Codad dhan 18  cod Halka Xildhibaanada Guulaysatayna ay Heshay 32 cod.

Xubnaha la dooratay oo halkaa ka hadlay ayaa umahd celiyay xubnaha doortay waxa ayna sheegeen in ay ku qanacsan yihiin qaabka loo doortay.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Doorashada Maanta

01-4 01-5 02-3 02-4 03-1 04-2 05-2

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “DEG DEG: Doorashada Aqalka Hoose ee Cadado Maanta Masuul Culus uu ku guuleestay+Magaciisa

Comments are closed.