DEG DEG: Doon sida Shixnado Ganacsi oo Hadda ku gubaneysa Dekedda Boosaaso+Sawirro

0

Dooni sida shixnado ganacsi ayaa ku gubaneysa meel u dhaw dekedda magaalada Boosaaso.

Doontaan oo ka timid dalka Imaaraat-ka carabta ayaa waxa ay u raran tahay ganacsato soomaaliyeed waxaana la sheegay in uu dab qabsaday markii ay usoo dhawaatay dekedda.

Maamulka magaalada Boosaaso ayaa dedaal ugu jira bad baadinta hantida doonta saaran lamana oga sababta doonta uu dabka u qabsaday.