Animation

DEG DEG:-Dibadbax Xooggan, Dhabar Jabna Ku Ah Kenya Oo Ka Billowday Muqdisho

no responses
Thursday September 15, 2016 - 11:42 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Boqolaal shacab ah ayaa isugu soo baxay wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo dhigaya dibadbax xooggan, islamarkaana dhabar jab ballaaran ku ah dowladda Kenya.

Shacabkan ayaa aad uga soo horjeeda Qaadka dowladda Kenya ee loo fasaxay in dalka la keeno, waxayna sheegayaan in dowladda ay ka doonayaan iney dib uga laabato go’aankaasi.

Waxay tilmaameen dibadbaxayaasha in aysan ku qanacsaneen in Kenya loo ogolaado Qaad iney keento dalka, waxayna ku baaqeen in arrintaasi wax laga qabto.

La soco wixii soo kordha