Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

DEG DEG Dhawaaqa Raasasta oo saka laga maqlayo Magaalada Galkacyo xili…

Wararka naga so garaya magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa tibaxaya in saka magaaladasi u ka socdo dagaal u dheexe Ciidamada Puntland iyo Kuwa Galmudug.

Dagaalkaan ayaa waxaa u ka socda Xafada gaarsoor ee Magaalada Galkacyo mana cada cida dagaalkaasi bilowday.

 

Dagaalka saka ayaa ka qabow dagaaladi maalmo ka hor Maamulada puntland iyo galmudug ku dhexmaray Magaalada Galkacyo waxaana u ku soo aday xili magaaladaasi ay ka socoto waan waan labada maamul logu kala dab qaadayo.

wixi warar ee ka so kordha dagaalkaasi kala soco warbaahinta K24

Related posts

Uganda oo Soomaaliya U Soo Direysa Taliye Cusub

admin

Wasiir Goodax oo ay ku adkaatey ka jawaabidda suaal ay Barlamanku weydiyeeen, maxay tahay suaashaas???

admin

Top News: Jowhar iyo shirkii maamul u sameynta gobaladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe maxaa ka cusub maanta???

admin