Animation

DEG DEG: Dhageyso Maxaadan ogeyn oo Jubbaland ay ka tiri Dadkii shabaabku ku gowraceen Jamaame maxaase ka jira in ay maamulka la ….??

no responses
Monday February 6, 2017 - 9:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlayafartii ruux ee shabaabku ays halay galinkii dambe ku gowraceen dagmada jamaame ee gobolka jubbada hoose.

Afhayeenka Laamaha ammaanka maamulka jubbaland Axmed Maxamed Carab ayaa sheegay in ragii shabaabku ay ku dileen jamaame in ay yihiin dhamaantood dad shacab ah oo xaq daro ay ku dileen kooxdaasi.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Axmad Carab ayaa intaasi raaciyay in shabaabku ay afrtaasi ruux ay si arxan daro ah ugu gowraceen dadka hortooda weliba iyagoo ku mar marsiyoonaya in maamulka jubbaland ay ka tirsanyihiin.

Halkaan ka dhageyso afhayeenka hey’addaha ammaanka jubbaland

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.