Animation

DEG DEG: Dhageyso Madaxweyne Gaas oo Goordhaw Galkacyo Gaaray iyo Wada Hadal la Filaayo in ay Furmaan

one response
Friday November 11, 2016 - 11:51 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa waxay gaaree magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada ku soo dhoweeyay maamulka gobolka Mudug iyo kan Gaalkacyo sarakiisha ciidanka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Gaas oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegayin ujeedada ugu weyn ee Gaalkacyo ay u yimaadeen in ay tahay sidii xal waara looga gaari lahaa dagaalada soo laalabta ee kadhaca magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalakcyo ayaa lafilayaa in ay sidookale soo gaaran wufuud kale oo iyaguna ay u imaan doonaan xalinta dagaalada gaalakcyo ee u dhexeeya Puntland iyo Galmudug.

Halkaan Hoose a Dhageyso Codka