Animation

DEG DEG: Dhageyso Kooxo Hubeysan oo Goordhaw Muqdisho ku Dishay Korneel ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed+Magaciisa

no responses
Sunday September 18, 2016 - 6:09 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw Kooxo Hubeysan ay Dagmada Hodan dil ugu geesteen Mid kamdi ah Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed.

Col. C/llaahi Sabriye Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka XDS ayaa Caawa lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxaana la sheegay in Kooxo hubeysan ay dilka geesteen iyadoona markii dambe ay goobta ka baxsadeen.

Maamulka Dagmada Hodan ayaa Xaqiijiyay Dilka Korneelka waxaana Ciidanka ammaanka ay ku raad joogaan kooxihii dilay Allaha ha u Naxariistee Col C/llahi Sabriye Cabdulle.

Dilkaan Caawa Muqdisho loogu geestay Col C/llahi Sabriye ayaa waxaa uu Imaanaya Iyadoo maanta sidoo akle Qarax lagu dilay Genarl Goobaale oo isna ka tirsanaa Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka