Animation

DEG DEG: Dhageyso Dowlada Soomaliya oo Fasaxday Qaadkii laga keni jiray Dalka Kenya Kadib Kulan Xasaasi ah oo…..

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 3:47 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wararka ay Hada Heleyso Kismaayo24 ayaa sheegaya in Kulan Xasaasi ah oo dhexmaray Madaxweynaha Soomaliya iyo Dhiggiisa Dalka kenya looga hadlay Xayiraada Dowlada Somaliya ay saartay Qaadka ka imaan jiray wadanka Kenya.

Kulanka oo Mudo socday ayaa waxaa la sheegay in madaxda ay isku afgarteen in Qaadka la fasaxo.

Kulanka kadib war ka soo baxay labada Madaxweyne ayaa lagu sheegay in Dowlada Soomaliya ay qaadka Fasaxadka laga Bilaabo maalinta Beri ahna oo taariikhda ay ku beegantahay14-9-2016 qaadka uu fasax yahay Diyaaradaha qaadkana ay Muqdisho Imaan doonan.

Warkaan hada ayuu soo gaaray Xafiiska Kismaayo24 ee Muqdisho Fadlan la soco wixii soo Kordhaa Insha allah

Halkaan ka dhageyso Codka

Facebook Comments