Animation

DEG DEG: Dhageyso Dagaal Culus oo Ka qarxay Magaalada Galkacyo iyo Madaafiicda ay Is weydaasanayaan labada dhinac oo ku….

no responses
Thursday October 13, 2016 - 10:01 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Dagaal Culus ayaa Goordhaw waxa uu ka qarxay Galbeedka Koonfureed ee Magaalada Galkacyo kaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland.

Dagaalka oo ku Bilowday Rasaas Goos goos aha ayaa Hada Xoogeystay waxaana la Malqaaya Daryanka Qoryaha Culus oo Labada dhinac ay is Weedaarsanayaan.

Qasaaraha Dagaalka ayaa la ogaan karin Maadama Marba marka ka dambeysa uu Dagaalka sii xoogeysanaayo Madaafiic culus ayaa Galkacyo oo dhan laga maqlaaya .

Dadka ka agdhaw Goobta uu dagaalka ka socda ayaa Baqdin weyn ka qaba in Madaafiicda ay labada Dhinac isku adeegsanayaan ay waxyeelo ka soo gaadho.

Labada Maamul weli kama aysan Hadlin Dagaalkaan Ka qarxay Magaalada Galkacyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Facebook Comments