DEG DEG: DEG DEG: Natiijo Hordhac ah oo Muujineysa Musharaxa ku guuleestay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waa kuma Ninka guuleestay???

0

Waxaa lasoo gaba gabeeyay Tirinta Codadka Wareega Koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaana ku tartamayay ilaa Afar Musharax.

Natiijo Hordhac ah oo la helaayo ayaa Muujineysa in Jawaari Codad Aqlabiyad leh uu kusoo baxay Codadkii la tirayay ee Xildhibaanada baarlamaanka soomaliya.

Jawaari ayaa Markale noqonaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya.

Goordhaw la soco Natiijada oo Goordhaw lagu dhawaaqi doono.