Animation

DEG DEG:- Danjire Nicholas Kay oo kusoo Wajahan Garowe

no responses
Wednesday November 18, 2015 - 11:33 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa lagu wadaa maanta galinka danbe inuu soo gaaro magalo madaxda Puntland ee Garowe.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya Key inuu Garowe kula kulmi doono madaxda Puntland isla markasna laga wada hadli doono arrimaha siyaasadda dalka, walow uu waqtgiisii gabo-gabo ku dhow yahay.

Kay ayay dadka qaarkiis ku dhaliileen inuu yahay ruuxa kaliya ee uu ka dagi la ahay dalka gaar ahaan arrimaha Soomaaliya, hadduu uu meesha ka baxanaya ay wax is-badali karto.

Siyaasigaan u dhashan wadanka Ingiriiska ayaa xilkan loosoo magacabay bilwogii 2013, waxana lagu wadaa inuu xilka wareejiyo