Animation

DEG DEG :- Dagaal culus oo ka socda Bartamaha Magaalada Muqdisho.

no responses
Tuesday September 13, 2016 - 6:05 under Somali News by admin
mqdefault

Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa tibaxaya in bartamaha Magaaladaasi u ka socdo  dagaal culus.

Dagaalkaan ayaa u dhexeya Ciidamada Dowlada Somalia waxana uu ka bilowday wado xirnayd  oo qaar ka mid ah Ciidamada Dowlada ay damceen in ay maran.

Inta la hubo ila 13 qof ayaa dagaalkan ku dhimatay waxan jira dhawac badan.

Kismaayo24 oo ah Warbaahinti ugu horaysay oo warkaan hesha waxay dib idinka so tabin doonta  warkaan oo faafahsan.