Animation

DEG DEG: Dagaal culus oo goordhaw ka qarxay duleedka dagmada balcad iyo ciidamada dowladda oo ….

no responses
Monday November 13, 2017 - 12:53 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya dagmada balcad ee gobolka shabeellada dhexe ayaa waxa ay sheegayan in ciidamada xoogga dalka ay weerar culus ku qaadeen fariisimo ay alshabaab ka sameysteen duleedka dagmada balcad.

Dagaal la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa labada ciidan waxa uu hadda ku dhexmaraya duleedka dagmada balcad iyadoo ciidamada dowladda ay weerarka qaadeen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Daryanka madaafiic iyo rasaas culus ayaa laga maqlaya goobta  uu dagaalka ka socda ila aiyo hadda wax faah faahin ah laga helin dagaalka iyo qasaaraha ka dhashay.

Dadka deegaanka lagu dagaalamaayo ku sugan ayaa baqdin xoogan ka muujinaya in waxyeelo ay kasoo gaadho dagaalka dushooda ka socdo ee u dhaxeeya shabaab iyo dowladda.

La soco wixii warar ah ee kusoo kordha insha allah

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.