Animation

DEG DEG: Dhageyso Dab xoogan oo Cawada Markale ka kacay Suuq weyn oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyo Shacabka oo la….

no responses
Saturday January 21, 2017 - 8:19 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya dab xoogan oo Cawada ka kacay Suuq ku yaala Dagmada dharkenley oo lagu Magacaabo Suuq Boocle.

Dabka ayaa la sheegay in Markii hore uu ku bilowdo si Tar tiib tartiib ah Iyadoona Markii dambo dabka uu xoogeystay uuna ku faafay qeybo badan oo suuqa ka mid ah.

Baabuurta Dab damiska ayaa hada ku howlan daminta Dabka xoogan ee ka kacay Suuq Boocle ee Dagmada Dharkenley,

Ilaa iyo hada lama oga sababta uu dabkaan ku bilowday iyo qasaaraha uu geetsay Maadama xili habeen ah ay tahay.

Dabkaan ayaa kusoo beegmaya iyadoo Maanta sidoo kale dab xoogan uu ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysi Goob jooge ku sugan Suuqa

Facebook Comments