Animation

DEG DEG: Culimada iyo Maxkamadda deegaanka Goldogob oo goordhaw Xukun ku riday Dhalinyaradii Kufsiga geestay

no responses
Sunday January 22, 2017 - 11:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddiga loo xilsaaray Xal ka gaarida Kufsigii ka dhacay Goldogob iyo Maxkamadda Deegaanka Goldogob ayaa Maanta waxa ay go’aan Rasmi ah ka gaareen Dhalinyaradii kufsiga u geestay Gabar ku Dhaqneyd deegaanka Goldogob.

Guddiga iyo Culimada Goldogob ayaa ugu dambeyn Maanta go’aan ka gaaray Kufsiga ka dhacay Goldogob oo Mudo aad loo hadal haayay Xukunka laga gaari lahaay Dhalinyaradii Kufsiga u geetsay Gabar deegaanka ah Kadibna Muuqaal iyo sawiro kasoo duubay oo ku Faafiyay Baraha Bulshada.

Inkastoo aysan culimada weli si rasmi ah u shaacin go’aanka xukunka ayaa la sheegeen in dhalinyarada kiiskaan galay lagu riday xukuno dhowr ah oo aan ku jirin xukunka dil.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maxkmadda ayaa dhalinyaradaan ku Xukuntay Boqol Jeedal oo Midkastoo Dhalinyarada kamid ah lagu fulinaayo iyo Magdhaw ay bixinayan Reeraha ay ka dhasheen dhalinyarada.

Guddiga culimada ayaa dalbaday 100 askari oo katirsan ciidanka Puntland, kuwaas oo la wareegaya ammaanka maxaabiista.

Dad badan ayaa Filaayay in Raga kufsiga geestay Ciqaab xun la marsiiyo Maadama ay si xun ula dhaqmeen Gabar soomaliyeed oo Muslim ah iyagoo kufsaday hadana Muuqaal kasoo duubay taasi oo Ku cusub Dhaqanka Suuban ee Soomalida.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.