Animation

DEG DEG: Codeynta wareega koowaad oo soo dhamaatay iyo tirinta codadka oo bilaabatay

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 12:02 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Codeynta wareega koowaad ee doorashada ayaa hada soo idlaatay waxaana bilaaban doona tirinta codadka musharixinta.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in codeynta wareega koowaad ay soo dhamaatay waxaana lagu codsaday musharixiinta in ay soo dirsadaan wakiilada codadka u tirin lahaay.

Halkii mar 10 xildhibaan ayaa codeyneysay sidaas ayeyna codeynta waqtigeeda kusoo fududaatay.

La soco natiijada ka soo baxda tirinta codadka doorashada