Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: C/Kariim Guulleed iyo Wafdi Wasiiro ah oo Goordhaw Gaaray Magaalada Galkacyo Maxaase hada Magaalada ka Cusub????

Waxaa Goordhaw Magaalada Galkacyo soo gaaray Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminaayo.

Madaxweyne C/Kariim Guulled waxaa Socdalakiisa Galkacyo ku wehliya Xubno Wasiiro ah Odayaal iyo weliba Waxgaradka Galmudug ka soo jeeda.

Guulled ayaa lagu wadaa in Magaalada uu kula kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Gaas oo Goor sii horeysay Magaalada Galkacyo soo gaaray.

Warar Hoos ayaa sheegaya in Kulanka Labada Masuul laga yaabo in Maalinta Beri oo Sabti ah in uu dib u dhaco.

Related posts

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Shir Jaraa"id oo Xasaasi ah qabtay soo Hadal qadayna wararka ku Sabsan Mooshinka

admin

Dawladda Israa’iil Oo Sii Deysay Muhaajiriin Ay Ku Jiraan Soomaali

Ahmed sudani

TOOS+LIVE: Halkan toos uga daawo ciyaarta Finalka France iyo Portugal

admin