Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Ciidamo Mushaar La’aan ka gadooday oo la areegay Garoonka diyaaraddaha Ee….

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo mushaar la’aan ka gadooday ayaa saacado ka hor la wareegay garoonka diyaaraddaha Magaalada Garoowe.

Ciidamadaan oo ahaa kuwii k sugnaay furimaha dagaalka ee deegaanka Tukaraq ayaa waxa ay maanta soo galeen Garoowe iyagoo qabsaday Garoonka diyaaraddaha.

Mushaar la’aan muddo dhowr bilood ah ayey askartaan ka cabanayaan iyadoo ay xusid mudantahay in hoggaamiyaha Maamulkaas Cabdi wali Gaas uu ku mashquulay doorashada kusoo food leh isagoona iska iloobay xuquuqdii ciidamada.

Garoowe waxaa maanta gaaray wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomalia isagoo la kulmay cabdi wali Gaas.

Related posts

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacaya Magaalada Jowhar?? War ayaan Hada idin kaga heynaa

Tifaftiraha K24

Akhriso Warbixin ku saabsan Baqashada Madaxweynaha Jubbaland ee Cadaado

admin

Daawo: Shirweyne qaran oo dib u heshiisiin ah ayaa maanta muqdisho ka furmay yaase ka qeyb galaya??

Tifaftiraha K24