Animation

DEG DEG: Ciidamo Gadoodsan oo Jubbaland ka tirsan ayaa Goordhaw la Wareegay Xarunta ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose iyo Jawiga oo aad u Kacsan

one response
Saturday November 12, 2016 - 8:34 under English News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Warar dheeraad ayaa waxa ay ka soo baxayan Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Jubbaland ay Saakay Xoog kula wareegen Xarunta ay Doorashada Aqalka Hoose ka socoto ee Magaalada Kismaayo.

Ciidamadda la wareegeen Xarunta lagu dooranayo Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa la sheegay in ay ka gadoodsan yihiin Mushaar la’aan soo wajahday.

kismayo-600x400

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamo aad u Hubeysan ayaa si Toos ah ula Wareegay Xarunta ay Doorashada ka dhaceysa waxaana Meesha Isaga Baxay Ergadii dooraneysa Xildhibaanada.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamadii Gadoodsanay laga saaray xarunta uu ka socdo Doorashada Islamarkaana la Xaliyay Tabashadooda.

Xaaalada Goobta ay Doorashada ka dhaceysa ayaa aad u Kacsan maadama Ciidamo ay la wareegen markastana laga Filan karo qatar ka Timaada Ciidamada gadoodsan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “DEG DEG: Ciidamo Gadoodsan oo Jubbaland ka tirsan ayaa Goordhaw la Wareegay Xarunta ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose iyo Jawiga oo aad u Kacsan

Comments are closed.