Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga Dhigtay Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur

Musharaxa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa Goordhaw Xabsiga loo taxaabay, Waxaana Hooygiisa kala baxay Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan.

Abuu mansuur ayaa kamid ahaa Horjoogayaashii Alshabaab ee Dagaalka Culus la galay Ciidamada Itoobiya.

Lama Oga sababta Ciidamada Itoobiya u xireen Wadaadka kasoo goostay Alshabaab ee isku dhiibay dowladda Federaalka hadana ah Musharaxa Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Related posts

The Fartaag Research:- Madaxweyne Xasan Sheikh Sanado gudahood waxa uu dhacay Hal Bilyan oo Dollar.

admin

SAWIIRO: Faah faahin ka soo baxeysa Qarax Maanta ka dhacay Bartamaha Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga

Tifaftiraha K24

Muuse Biixi: Aniga Siilaanyo Iima Xaglin!

admin