Animation

DEG DEG: Cabsi xoogan oo laga dareemay Xarunta Golaha Shacabka Kadib Markii Qarax xoogan uu ka….

no responses
Thursday February 2, 2017 - 9:38 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in Goordhaw qarax xoogan uu ka dhacay Dagmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay in gaarigiisa loogu xiray dhin dhalinyaro ah oo aan la ogeyn waxa uu yahay iyo shaqada uu qabto.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhaawac ayaa ka soo gaaray Darawalkii gaariga oo ahaa nin dhalinyaro ah waxaana durbaba loola cararay Cisbitaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada lama sheegin ilaa iyo hada ninkaan qaraxa loogu xiray gaarigiisa iyo magaciisa

Kismaayo24 kala soco wixii kusoo kordhaa

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.