Animation

DEG DEG: Barakac Xoogan oo ka Bilowday Magaalada Qandala oo Dhawaan ay la Wareegeen Kooxda Daacish Maxaase Saakay ka Cusub Magaaladaasi?????

no responses
Saturday October 29, 2016 - 8:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Sida ay Sheegayan Wararka aynu ka Heleyno Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Barakac Xoogan uu ka socda Gudaha Magaalada Kadib Markii Shacabka ay ka baqeen in Dushooda lagu dul dagaalamo.

Qandala dhawaan waxaa la wareegay Koox la sheegay in ay ka tirsanyihiin Daacsh waxaana Markii dmabo ay saga baxeen xili habeen ah iyagoona maalin oo dhan maamulaya magaaladaasi.

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa soo Buux dhaafiyay Xeebaha Fog ee Gobolka Bari iyo Gardafuu Iyagoona kusii jeeda sida la sheegay magaalada Qandala oo Dhawaan ay qabsadeen Kooxda daacish.

Saraakiisha Ciidamada Puntland waxa ay sheegeen in ay jiraan Kooxo Daacish ka tirsan oo kasoo taalabaya Xebaha Gobolka Bari Iyadoona Puntland ay ka Cabsaneyso in qatar xoogan ay kaga timaado Dhanka Daacish.