Animation

DEG DEG: Ammaanka Magaalada Cadaado oo la Adkeeyay iyo Wafdi Culus oo Halkaasi ku wajahan… Yaa Horkcayo Wafdiga

no responses
Thursday September 8, 2016 - 6:16 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in Xaalada Ammaan ee Magaaada Saakay aad loo Adkeeyay.

Warar ay heshay Kismaayo24 ayaa waxa ay sheegayan in Saakay Halkaasi ay ku wajahanyihiin wafdi Balaaran oo Saraakiil iyo masuuliyiin isugu jira.

Wafdiga sida la sheegay waxaa Horkacaayo Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka Cali Baashi waxaana ku wehliya saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska.

Sidoo kale wafdi ka socda Q.M ayaa La sheegay in ay Imaanaya Cadaado.

Inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn Waa uu salka ku haayo Socdaalka Saraakiishaan ayaa hadana waxaa jirta warar soo baxaya oo sheegaya in Saraakiishan ay u socdaan Indha indheyn ay ku sameyn doonan Talisyada Booliska Cadaado iyo tayada Ciidanka Boolsika Galmudug.

La soco Wixii ku Soo Kordhaa Insha allah