Breaking News Somali News

DEG DEG: Alshababaab iyo ciidamada dowladda oo hada dagaal culus uu ku dhexmaraayo deegaanka……

Wararka aynu hada ka heleyno gobolka shabeellada hoose ayaa waxa ay sheegayan in dagaal culus uu hada ka socdo deegaanka numbar 50 ee gobolka shabeellada hoose.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeya alshabaab iyo ciidamada dowladda federaalka waxaana la isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan.

Alshabaab ayaa weerar kusoo qaaday fariisin ay ciidanka dowladda ku leeyihiin deegaanka numbar 50 .

Qasaaro kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka balse weli lama xaqiijin qasaaraha inta uu la egyahay.

Related posts

Soomaliland oo Hargeysa kasoo tarxiishay Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga Soomalia

admin

War Cusub: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Guud Ahaan Gobalka Gedo???

admin

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Caabudwaaq ka furtay Shir lagu heshiisiinayo Beelaha Gobolka Galgaduud

Ahmed sudani