Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

DEG DEG: Alshabaab oo Madaafiic ku duqeeyay Saldhig ay Ciidamada itoobiya ku leeyihiin Dagmada……

Wararka ka Imaanaya Dagmada Waaid ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayan in Tiro Madaafiic ah lagu garaacay Saldhig ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin Dagmada Waajid.

Ilaa 5 Hoobiye ayaa lagu garaacay Saldhig ay Ciidanka itoobiya iyo Kuwa Dowlada Federaalka ay ku leeyihiin Waajid.

Lama oga qasaaraha ka dhashay Madaafiicdaan Cawada lagu garaacay Xarumaha Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Dagmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in Jawaab ay ka bixiyeen Madaafiicda Alshabaabka kusoo tuureen Saldhigooda waxaana jirta qasaaro ka dhashay.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya waxa ay bilaaben Howlgal ay ka sameynayan Xaafadaha Dagmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Related posts

afxumada iyo iscayga siyaasiyiinta Somaliland oo noqotay wax ay kamaadaystaan soomaalida kale !!!!!

admin

Dhagayso+Sawiro:- Madaxda Ugu Saraysa Dowladdda Somaliya oo Xalay ka qayb galay Xaflad lagu Xusayeey SYL

admin

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo hanjabaad u jeediyay dhinacyadi ku dagaalamay Balad Xaawo

admin