Animation

DEG DEG: Alshabaab oo goordhaw shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la soomi doono

no responses
Thursday May 25, 2017 - 7:26 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Xarakada alshabaab ayaa goordhaw ku dhawaaqday in maalinta beri oo jimco ah la dhameystiri doono 30-ka bisha shacbaan .

Maktabka qadaha alshabaab ayaa shaaciyay in maalinta sabtida ay tahay 1-da bisha ramadaan berina kla dhameystiri doono 30-ka shacbaan.

Sidoo kale wadamo badan oo ka mid ah caalamka sida Sacuudiga’Yemen’Masar iyo dalal kale oo caalamka ah ayaa caawa laga iclaamiyay in maalinta bari ay tahay Soddonka Bisha Shacbaan.

Wasaaradda arimaha diinta iyo awqaafta dowladda federaalka weli wax war ah kama aysan soo saarin soonka iyo waqtiga umadda soomaliyeed ay xiranayan.