Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

DEG DEG:- Al-Shabaab oo weeraray hoyga Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga

Guri ay degan yihiin Wasiir Dowlaha  Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano oo ku yaala Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir ayaa Caawa lagu Weeraray Bambaanooyinka Gacanta laga tuuro.

Wararka ayaa sheegaya in Bambooyinka lagu Tuuray Giriga ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah Ilaalada Mas’uuliyiinta Weerarka lagu qaaday Guriga ay degan yihiin oo ku yaala Degmada Xamar weyne.

Sidoo kale lama oga in ay ku sugnaayeen Guriga la weeraray Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya iyo Xildhibaanada.

Kismaayo24  dib ayay idinka soo tabinaysa faafaahinta warkaan isha ku hay K24.

Related posts

Daawo: Gaari cabdi bile iyo mid shacab ah oo goordhaw muqdisho shil iskula galay iyo askar ku….

Tifaftiraha K24

XASAASI: Qaramada Midoobe oo Kashiftay in Mareykanka uu ku Fashilmay Duqeyntii Daacish ee Somalia

admin

Daawo Sawiro Casho sharaf Loosameeyay Eng.Nadiifa M. Osman iyo Siyaasiga weyn ee Yaasiin Maaxi

admin