Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Deg Deg:- Al-shabaab oo Dagaal looga saaray Magaalada Marka

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah ayaa Al-shabaab kala Wareegay Magaalada Marka Maalin ka dib markii ay Ciidamada Huwanta ah ay Dagaal ku qaadeen Al-shabaabkii ku sugnaa Magaalada.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Is garabsanaya ay Magaalada ka galeen Labo Jiho oo kala ah dhanka Magaalada Muqdisho iyo Degaanka Shalaanbood Ee isla Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka oo mudo Kooban Soconayay ayaa la sheegay inuu Sababay Dhimasho iyo Dhaawac soo kala gaaray Labada Dhinac ee dagaalamay.

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee qeybta ka ah Dagaalka ayaa sheegay in Hal Askari Dagaalka looga dilay islamarkaana 4 kale looga dhaawacay.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah uu soo gaaray Shabaabkii Magaalada laga saaray.

Shalay ayey aheyd markii Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay iskaga baxeen Magaalada,iyadoo Al-shabaab ay dagaal la’aan kula Wareegeen Magaalada Marka.

 

Related posts

Jubbaland oo ku soo biirtay Go,doomintii lagu haayey Galmudug.

admin

President Hassan Shiekh arrives in Kismayo

Tifaftiraha K24

Haweeney Somali oo lagu kufsaday Xero Qaxooti oo ka hadashay sababihii looga soo masaafuriyey Australia

admin