Animation

DEG DEG: Akhriso Wasaarada Amniga oo Wareegto Digniin ah ka soo saartay Ammaanka Muqdisho Mudada uu socdo Shirka IGAD

no responses
Sunday September 11, 2016 - 2:53 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wasaaradda Amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay 11  aanan lagu arki Karin magaagaalada Muqdisho dhexdeeda Askeri hubeynsan oo ka mid aheyn hay’adaha amniga loo xilsaaray keliya.

Sidoo kale  waxay Wasaaraddu ku wargelinaysaa dhamaan Ciidamada Shirkadaha amniga ee gaarka loo leeyahay inaysan wax dhaqdhaqaaqa ah ka dhex sameyn Karin caasimadda lga bilaabo 11ka Saptember oo maanta ku began ilaa Shirka IGAD uu  ka dhamanayo.

Ciddii mudadaasi gudaheeda lagu arko Caasimadda dhexdiisa waxaa lagu qaadi doona talabo waafaqsan sharciga.

 

coopi-2