Animation

DEG DEG: Akhriso Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Jubbaland oo Maanta Kismaayo lagu doortay+Sawirro

2 responses
Tuesday November 8, 2016 - 1:50 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose oo Maanta Kismaayo ka Bilaabatay ayaa waxaa lagu doortay Dhowr Xildhibaan oo Jubbaland u Matali doono Aqalka Hoose .

Xildhibaanada Maanta la doortay waxa kamid ah C/Rashiid Maxamad Xidig oo Noqday Kursigii Ugu Horeeyay Aqalka Hoose sidoo kale waxaa Aqalka Hoose ee Jubbaland kusoo Baxay Laba Haweyn ah oo lagu kala magacaabo Maryan Aweys Jaamac iyo Luul Cabdi ayaa ku guulaystay doorashada Ka mid noqoshada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada wey sii soconeysaa Waxaana dhiman Xildhibaano dhowr ah oo Jubbaland uma Mid Noqonaya Baarlamaanka Soomaliya.

Halkaan Hoose ka Aqriso Xildhibaanada Maanta la doortay:

 

  • C/Rashiid Maxamad Xidig……………….. 37 Cod
  • Abdullahi Yusuf Hassan…………………….42 Cod
  • Osman Libah Ibrahim………………………..51 Cod
  • Abdiaziz Abdullahi Yusuf………………… 39 Cod
  • Maryam Aweys Jama…………………………42 Cod
  • Luul Abdi Aden……………………………………50 Cod
  • Hamso Sheikh Husow…………………………..38 Cod

14997001_10210683385301633_1233591352_n

naag mashuun candi