Animation

DEG DEG: Akhriso War-murtiyadeedka Laga soo Saaray Shirka Madasha oo Dhameystiran

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 11:11 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Waxaa Goordhaw lasoo gaba gabeeyay Shirkii Madasha Qaran ee Mudooyinkaan Muqdisho uga socda Madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada .

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyadeed Dhowr qodob ka kooban.

Warbaahinta Kismaayo ayaana heshay War-murtiyadeedka oo dhameystian Halkaan Hoose ka Aqri

mur1mur2mur3mur4mur5mur7mur8mur9mur10mur11  aqalka-saremur13mur14

Facebook Comments