Animation

DEG DEG: Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaliya oo Goordhaw lasoo saaray iyo Dib u dhac weyn oo….

no responses
Wednesday January 25, 2017 - 1:21 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Guddiga loo xilsaaray Doorashada Madaxweynaha Soomaliya ayaa Goordhaw soo saaray Jadwalka loogu tala galay in ay ku dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaliya.

Warqada ka soo baxday Guddiga oo Nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay Kismaayo24 ayaa waxa lagu xusay Waqtiga Rasmiga ah oo ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha.

Halkaan Hoose ka Aqriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomalia