Animation

Akhriso: C/kariim Guulled oo Xaalada Deg deg ah Kusoo Rogay Deegaanada Galmudug Mudo Intee la eg ayey soconeysa???

no responses
Tuesday January 10, 2017 - 4:37 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

War qoraal ah oo uusoo saaray Madaxweynaha Xilka laga qaaday ee Galmudug C/kariim Guulled oo lagu sheegay in Xaalad Deg deg ah lagu soo rogay Deegaanada Galmudug.

Wareegtadan oo uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Galmudug Cabdkarin Xuseen Guuleed ayaa waxaa ku taariiqeysan tahay 9ka bisha Janaayo 2017 oo ah maalin kahor markii ay ku dhowaaqeen xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug inay xilka ka qaadeen.

Mudo 90 Cish ah ayey soconeysa Xaaladda Deg dega ah ee Madaxweynuhu uu kusoo rogay Deegaanada Galmudug.

Halkaan Hoose ka Aqriso War-saxaafadeedka

qoral-galmudug