Somali News

Dawwo:- Puntland oo si kulul ooga hadashay barnaamij ka baxay mid kamida tv-yada Soomalida.

Wasiirka wasaarada warfaafinta maamulka Puntland Cali Xasan Axmed Sabarey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ee casimada Puntland ayaa waxa uu kahadlay barnaamij ka baxay tvga Universal isagoona sheegay in marnaba aysan sax ahayn doodii lagu falan qeeyay barnaamijka rayiga toddobaadka kaas oo looga hadlayay xalada Puntland iyo xukuumada uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Wasiir Sabareey ayaa sheegay in ay xiriir la sameyn doonaan agaasinka tvga si ay oogala hadlaan barnaamijka ka baxay tvga ee uu sheegay in loogu gefay madaxweynaha Puntland.

Related posts

SAWIRRO: R/Wasaare Khayre oo Daah-furay Xafladda Dib-u-howl galinta Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Dawladda

Ahmed sudani

Daawo: Agaasime koofi oo kormeer howleed ku tagay safaaradda soomalia ee dalka faransiiska muxuuse halkaasi ka…

Tifaftiraha K24

Sheekh Shaakir oo ka hadlay shirka galmudug iyo Ahlu-sunna ee ka furmaya Dhuusmareeb

Ahmed sudani