Somali News

Dalalka IGAD oo dooratay hoggaan cusub iyo dowladaha Somaliya, Kenya iyo Jabuuti oo

Urur goboleedka IGAD ayaa ra’iisul wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok u doortay inuu noqdo guddmooyiaha cusub ee ururka.

Go’aanka lagu doorto Hamdok, oo ku dhisnaa heshiis ay gaareen dhinacyada, ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa, oo madaxda ururka ay ku shirsan yihiin, waxaana loo arkaa mid xal ah oo xilkan looga dhex bixiyey dalalka Kenya, Jabuuti, iyo Somalia oo aad isugu hayey.

Related posts

War Cusub: Dowlada Sudan oo Balan qaad Muhiim ah u Sameeysay Ardada Soomaliyed ee jecel Waxbarashada ( Tollow Maxay u Sameyneysa )+Sawirro

Tifaftiraha K24

XOG: Saakay Maxaa ka Cusub Degmada Xarardheere iyo Alshabaab oo halkaasi…

admin

Xog: Maxaadan ogeyn oo ka cusub Maamulka Hiraan Iyo Shabeelaha Dhaxe.

admin