Breaking News Somali News Top News

Dagaal Cusub oo dhex bilowday Kheyre & Shariif Xasan, Dacwad loo Gudbiyay Farmaajo

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh uu codsaday in xilka laga qaado Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Shariif Xasan ayaa ka xumaaday fara galin uu Ra’iisul wasaare Kheyre ku sameeyay Maamulka Koofur Galbeed, isagoona Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay dacwad ka dhan ah.

Labadan shaqsi oo khilaaf hore uu u dhaxeeyay ayaa isku wada siyaasad hagardaamo ku dhisan, iyadoo dhowr jeer Shariif Xasan uu ku fashilmay Mooshino uu u abuuray Kheyre.

Madaxweyne Farmaajo ayaan la ogeyn sida uu ku xalin doono khilaafka Kheyre iyo Shariif Xasan.

Related posts

Dhagayso:- Top News Gudoomiyaha Xamarweyne oo Jirdil loo gaystay iyo Xaalada oo Meel Xun—

Tifaftiraha K24

Akhriso:- Jadwalka Doorashooyinka Galmudug oo la shaaciyay

admin

Akhriso: Liiska golaha wasiirada galmudug ee uu soo magacaabay madaxweyne geelle xaaf

Tifaftiraha K24