Somali News

Dadweynaha Baardheere oo Salaadii Ciida ku tukatey Shiirkolaha(Daawo Sawwiro)

Kumanan ruux oo isugu jira Rag iyo dumar ayaa maanta markii ugu horeysay waxay salaada ciida ay ku tukadeen Xaruntii hore ee Rugta Sraakiisha Baardheere ee Shiirkole,iyadoo sidoo kalena tukashada Salaada Ciida ay kala qeyb galeen Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baardheere.

Wadooyinka waa weyn ee Magaalada Baardheere ayaa lagu arkayaa boqolaal Ruux oo u badan Caruur kuwaasi oo sita aqab kala duwan oo ay uga qeyb qaadanayaan Munaasabada maalinta 1-aad ee Ciida,waxaana dadka ka muuqanaya Farxada Ciida.

Si kastaba Degmooyinka Gobolka Gedo ayaa waxaa ka socda u dabaaldaga maalinta 1-aad ee Ciida

Halkaan Ka Daawo.

DSC09905 DSC09903 DSC09902 DSC09913 DSC09932 DSC09935 DSC09911 DSC09910

Related posts

Daawo: Marxuum Wariye C/Casiis Maxamad Cali xaaji oo Muqdisho Lagu Aasay

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Kismaayo24 oo Heshay Sawirradii ugu horeeyay ee laga qaaday Diyaaraddii Muqdisho lagu qabtay ee Raashinka Dhacay waday “SAWIRRO “

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Xildhibaano iyo Saxafiyiin ay Waxyeelo ay ka soo gaartay Qarxii SYL+Magacyadooda

Tifaftiraha K24