Somali News

Dad lagu xirxiray Magaalada Kismaayo iyo xaalada magaalada oo kacsan.

Bannaabax looga soo horjeedo dil xalay magaalada Kismaayo loogu geystay ganacsade Siciid Ciise Cabdi (Ciise Addoon) ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

 Banaanbaxa oo ahaa mid xooggan ayay dadka ku dalbanayeen in cadaaladda la horkeeno kooxihii ka dambeeyay dilka Siciid Adoon.Banaanbaxa oo ahaa mid xooggan ayay dadka ku dalbanayeen in cadaaladda la horkeeno kooxihii ka dambeeyay dilka Siciid Adoon.
Isla wararka la xiriira banaanbaxa ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Jubbaland ay xabsiga dhigeen tiro ka mid ah Shacabkii bannaabaxa dhigayay.
Dadka la xiray ayaa dhigaayay Banaanbax ay uga soo horjeedaan dilkii xalay Kismaayo loo geystay Nabadoon Siciid Ciise Cabdi oo loo yaqaanay (Saciid Adoon),kaasi oo kamid ahaa dadkii Ganacsatada deegaanda Jubbaland.

Related posts

Mareykanka Oo Faah Faahiyay Duqeymo Uu Ka Fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Mohamed Abdirashid Abaajo

Dhagayso Ahlusunna oo ka baxday Shirkii Cadaado.

admin

Guddoomiye kuxigeenka shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe Maxamed Xaashi oo sheegay in Beesha Sade ay…

admin