Dableey hubeysan oo goobtiisa ganacsiga ku dhexdishay Abuukar qaasim oo ahaay….+Sawir

no responses
Saturday January 13, 2018 - 2:41 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Dableey hubeysan ayaa goobtiisa ganacsiga ku dhexdishay Allaha ha u naxariistee Abuukar Qaasim oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ku ganacsada Dagmada Afgooye.

Sidoo kale Abuulkar waxaa la ii sheegay in uu ahaay Macalin lamana oga sababta loo dilay iyo cidda dishay toona

Dableedii dilka geesatay ayaa goobta ka baxsatay waxaana dilka markuu dhacay kadib goobta soo gaaray ciidamada oo sida caadada aheydba baaritaan halkaasi ka sameeyay.

Facebook Comments