Animation

DAAWO:Xaflad lagu daahfuray jamacad laga yagleelayo degmada bxawo ee gobolka gedo ayaa manta ka qabsoontay holka aran ee degmada bxawo

no responses
Sunday September 13, 2015 - 4:29 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

 

Xafladani lagu daahfurayay jamacada caalamiga ee gobolka gedo taasi oo laga yagleelayo degmada bxawo ayaa waxaa ka soo qeyb galay odayaasha, nabadoona, dhalinyarada, haweenka, gedo civil socaity, aqoonyaho iyo dhamaan wax garadka ku dhaqan degmada bxawo

Waxaana ka mid ah waxyaabaha lagu baran doono jaamcadani shan kuliyadood oo kala ah , kuliyada shareecada, computer science, faculty of nursing, faculty of education iyo faculty of economics & management science

Ugu horeyntiina waxaa ka hadlay goobtani daahfurka jamacada qaar ka mida nabadoona ku dhaqan degmada bxawo iyo sidoo kale ganacsato kuwaasi oo soo dhaweeyay jamacadani

Guntii iyo gabagabadii waxaa goobtaasi daahfurka ka hadlay agaasimaha guud ee jaamacada calamiga gedo sheeq axmed xuseen daahir

 HOOS KA DAAW

<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/3SpG1hxW-WI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

SACDIYA XASAN GANEY

Facebook Comments